Madasha Xisbiyada Qaranka oo war ka soo saaray

0

War Murtiyeed goordhaw kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiskii Doorashada ka gaareen DF iyo Dowlad Goboleedyada.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegtay in ay soo dhaweenayaan hanaanka doorasho ee lagu heshiiyay, waxa ay sidoo kale ku baaqeen in lagala tashto dhismaha guddiyada Doorashada.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here