UN vehicles transporting an International Atomic Energy Agency (IAEA) inspection team leave Kyiv on August 31, 2022, for the Russian-held Zaporizhzhia nuclear power plant in southern Ukraine. An inspection team from the International Atomic Energy Agency (IAEA) is heading to the Russian-held Zaporizhzhia nuclear power plant in southern Ukraine, the UN atomic watchdog’s director said on August 31. (Photo by SERGEI CHUZAVKOV / AFP)

Koox ka socota Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka ayaa gaaray magaalada koonfurta Yukreeniyaan ee Zaporizhzhia iyaga oo booqday warshad tamarta nukliyeerka ah oo Ruushku haysto oo ku taal jiidda hore.

Madaxa Hay’adda, Rafael Grossi ayaa sheegay in howlgalka Qaramada Midoobay ee ilaalinta Nukliyeerka ee warshadda Zaporizhzhia uu socon doono dhowr maalmood, laakiin waa la kordhin karaa. “Hawlgalku wuxuu qaadan doonaa dhowr maalmood.

Shaqada kooxda ka socota hay’adda ayaa ah,   kormeerka qeybaha hay’adda, shaqada nidaamka badbaadada iyo wareysiyo lala yeesho shaqaalaha warshadda nukliyeerka.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here