Madaxa Howlgalkaย  Atmis ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka inay garab ku siiyaan Dowlada Soomaaliya dagaalka ay kula jirto dagaalamayaasha Alshabaab.

Madaxa Atmis Mohamed El-Amine Souef ayaa xusay in Dowlada Soomaaliya aagag badan uu dagaal uga furan yahay dhanka Alshababa, hadana ay saaran tahay cunuqabteyn isagoo ku baaqay in dhan kasta laga taageero islamarkaana laga qaado cunaqabateynta.

Advertisement

Sarkaalkaan oo Wareysi siiyey VOA-da ayaa intaas ku daray in Ciidaada Dowlada Soomaaliya u baahan yihiin hub, rasaas iyo aqoon xirfadeed.

“Soomaaliya waxay leedahay ciidan daโ€™yar beesha Caalamkana waxay masuuliyad ka saaran tahay inay Dowkada ku taageeraan dagaalka ay kula jirto Alshabaab”ayuu yiri Madaxa Atmis Mohamed El-Amine Souef

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Mohamed El-Amine Souef - Wikipedia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here