HomeWarkiiMadaxa ugu sareeya ciidamada cirka Ukraine oo la ogaaday inuu Jaajuus u...

Madaxa ugu sareeya ciidamada cirka Ukraine oo la ogaaday inuu Jaajuus u yahay Ruushka

Warar warbaahinada qaar iyo baraha bulshada lagu faafiyay ayaa lagu sheegay in Madaxa ugu sareeya ciidamada cirka Ukraine lagu helay eedeyn la xiriirta inuu jaajus yahay.

Dowlada Ruushka oo dhowr sano dagaal kula jirta Ukaraine ayaa la sheegayaa inuu mudo laba sano ah u ahaa jaajuus u gudbiyaha xogaha sirta u ah ciidamada cirka Ukaraine.

Sarkaalkaani oo hayay siraha ciidamada cirka Ukarine madaama uu madax u ahaa ayaa la shegay inuu sabab u noqday in ciidamada Ruushku dilaan bioqolaal kun oo cidamada Ukraine ah mudadaaasi labada sano ahayd ee uu sirka gudbinayay.

Sidoo kale xogaha uu bixin jirey waxay Ruushka u sahli jirtay inay soo ridaan boqolaal diyaarado ah oo dalka Ukraine ay lahayd.

lama oga talabada ay qaadi doonto Dowlada Ukraine madaama sarkaalkaani sida ay sheegayaan uu dalkiisa qiyaanay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -