Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ku heshiiyey in 8 bishan ay ku Kulmaan magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug.

0

Kulankan ayaa yimid kadib markii xalay shir dhanka Qadka telefoonka ah ay wada yeesheen Madaxda 5-ta maamul Goboleed iyo gobalka Banaadir.

Ajendaha laga wadahadlayo ayaa ah arrimaha doorashooyinka ee hadda uu khilaafku ka taagan yahay,iyo Sidii loo wajihi lahaa shirka guud ee Amniga Qaranka.

Kulanka ayaan la Ogeyn in looga soo Horjeeda Dowlada Federaalka iiyo In kale waxayna u Muuqataa mid lagu Diyaarinaayo Isbaheysi Cusub ee lagu Muujinaayo Awood Maamul Gobolyada

Maamul Goboleydyada ayaa hada u Muuqda kuwa u qaab eg Qab qablayaashii Dagaalka ee talada laga Tuuray 2006

Waxaa la Dhowryaa waxa ka soo baxo Kulankaasi iyo Meesha uu sal dhigto
Xigasho abdi wali tooxoow

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here