Waxaa saacadihii u danbeeyey soo shaac baxayey in Ciidamo loo qaaday dalka Eratareya lagu laayey Dagaalada u dhaxeeya Etoobiya iyo Tigareyda kaa oo galaafsaday Dad badan

Warar soo baxaayey wali loo heyn cadeemo in Ciidamo Soomali ah oo halkaa loogu qaaday Taba bar lagu laayey Dagaaladaasi waloow warkaan wali loo heyn xaqiiqdiisa dhabta ah

Waxaa la arkaayey walidiin barooranayo caruurtooda war ka heyn 2 sano kuwaa oo tababar loogu qaaday Dalka Eratareya waxaana hada soo baxyaan in lagu xasuuqay Dagaalada ka socda Nooradka Etoobiya kuwaa oo u dhaxeeyo Ciidamada Etoobiya iyo Falaagada Tigareyda ah

Hadaba waali diinta ayaa ka codsaday madaxda uga sareysa Dalka warkaa sheegay in Caruurta la xasuuqay ay Dowlada ka keento Cadeemo ama la soo hadashiiyaan caruurtooda si ay u qancaan

Warkaan hadoow dhav noqdo waxuu noqonayaa in Madaxweyne Farmaajo uu galay Qiyaamo Qaran laguna soo taagi karo Maxkamad waloow Soomaliya ka jirin sharci loo wada siman yahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here