Madaxweyne kuxigeenka DG Hirshabelle.Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta kulan laqaatay Saraakiisha iyo.Xildhibaanada ciidamada beelweynta murusade Xureynta Degmada Ceelbuur iyo Deegaanada hoosyimaada ee dhawaan gaaray Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Taliyaha Ciidanka.Dhulka Jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa Ciidanka iyo Saraakiishooda ku bogaadiyay sida ay uga go,antahay la dagaalanka AS.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa u Balanqaaday in Maamulkiisy Taageero hiil iyo hooba uu lagarab taaganyahay Ciidamada Cusub ee ku soo biiray howlgalka lagu dagaalamayo AS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here