Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo farriin ku saabsan xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed nabad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Guud ahaan dalka Soomaaliya iyo Dalalka Dunida ayaa maanta oo kale laga xusaa lagana weyneeyaa maalinta dhalashada Nabigeena Maxamed abad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Advertisement

Magaalooyinka waa weyn ee Soomaaliya iyo dal kasta oo dad Muslimiina joogaan waa la isku soo baxaa maanta oo kale iyadoo dadkana loo jeedin doono Siirada Rasuulkeena Muxamed abad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee..

shaqaalaha Dowlada ayaa doraad la fasaxay xuska maalintaan owgeed naba jirto maanta Muqdisho meel xarun diowladeed ah oo loo shaqo tagay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleMidowga Afrika oo diiday dalabkii Dowlada Somalia ee ahaa in dib loo dhigio bixitaanka Atmis
Next articleTaliska Booliiska Soomaaliya oo beeniyay in Jen. Siyaad Maxamuud xilka looga qaaday tagitaankiisii Laas-caanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here