Madaxtooyada Soomaaliya oo uu ka socda kulan dhex maraya Farmaajo Madoobe iyo Denni

0

 

Madaxtooyada Soomaaliya waxaa ka socda kulan dhex maraya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam.

Wrarka ayaa sheegaya in kulankaan uu ku bilaawday taag taag, waxayna wararku sheegayaan in xaalka uu hada yahay mid dagan, kulankaan ayaa horay u baaqday  kadib markii ay Jubbaland keentay shuruud adag oo xalay is faham laga gaaray, waana tan keentay in la qabto kulanka.

sidoo kale Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa la sheegayaa iney wadaan qorshe wajiyada dambe ee shirka loogu soo kordhiyo madaxweynayaasha Hirshabelle, Galmudug iyo K/Galbeed.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here