(FILES) This file photo taken on June 30, 2010 shows Philippine President Benigno Aquino waving to the crowd after delivering his inaugural speech at the Quirino Grandstand in Manila. – Benigno “Noynoy” Aquino, the Philippines’ former president who waged an anti-corruption agenda and ushered in key economic reforms during his term has died at the age of 61, officials said on June 24, 2021. (Photo by Ted ALJIBE / AFP)

Madaxwaynihii hore ee dalka Filibiin Benigno Aguweeno (Benigno Aquino) ayaa u dhintay xanuun soo wajahay sida ay warineeso warbaahinta dalkaasi.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in madaxwaynaha uu xanuunsanayay shanti bil ee ugu danbeeyay iyadoona lagu sameeyay qaliin dhanka wadnaha ah.

Waxa uu ahaa 61 sano jir soo noqday madaxwaynihii 15’aad ee dalka Filibiin intii u dhaxeesay sanadihii 2010 illaa 2016.

Qoyskiisa ayaanan wali shaacin geerida ku timid madaxwaynihii hore ee Filibiin balse waxaa warbaahinta lawadaagay afhayeenkiisii hore.
Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here