Madaxwe Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka

0

Muqdisho Ogosto 13 2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia mudane maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane maxamed mursal sheekh Cabdiraxmaan geerida ku timid Alle ha unaxariistee Adeerkii Sheekh Cusmaan
Sheekh Cabdiraxmaan oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

madaxweynaha ayaa Alle u weydiiyey Marxuumka in uu hooygiisa ka yeelo
Janatul Firdowsa Samir iyo iimaanna uu ka siiyo dhamman ehelada qoyska iyo qarabaada uu ka tagay

Innaa Liilaahi waa innaa lleyhi Raajicuun Waxaan idinal qeybsanayaa murugada geerida Adeer Sheekh Cusmaan Sheekh Cabdiraxmaan oo Muqdisho ku geeriyooday Waxaan dhammaan ehelada iyo qoyska uu ka tagay Alle uga baryayaa in uu Samir iyo iimaan idin ka siiyo gaar ahaan Guddoomiyaha maxamed mursal Sheekh Maruumka Alle ha u danbi dhaafo hooygiisana haka yeelo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here