Dawladaha Djibouti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si adag u cambaareeyey weeraradaas,

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa Soomaaliya uga tacsiyeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii aragagixiso ee Sabtidi ka dhacay magaalada Muqdisho. Ruto ayaa ballanqaaday in dowladiisu ay Soomaaliya la garab taagantahay tageero buuxdo.

Sidoo kale arintaan ayaa waxaa ka hadlay Madaxda caalamka EU- Midowga Yurub Dalalka Carabata kuwaas oo sheegay in ay garab taagan yihiin Somaliya

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here