HomeWarkiiMadaxweMadaxweyne Xasan oo ku celiyay inay diyaar la yihiin in Itoobiya ay...

MadaxweMadaxweyne Xasan oo ku celiyay inay diyaar la yihiin in Itoobiya ay marin badeed ka hesho Soomaaliya.

Sida aan ka soo xiganay Idaacada Kulmiye Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya uu wanaagsan yahay, isla markaana Soomaaliya ay diyaar u tahay in Itoobiya ay marin badeed ku hesho dhulka Soomaaliya.

Wuxuu xusay in arrintan loo baahan yahay in lagu saleeyo is-afgarad iyo hannaan labada dal ay ku heshiiyaan.

Hadalka Madaxweynaha ayaa kusoo aadaya xilli Itoobiya ay muddo dheer raadineysay marin badeed, halka Soomaaliya iyo Itoobiya ay hore uga dhex abuurmay khilaaf ka dhashay heshiiskii badda ee Itoobiya iyo maamulka Somaliland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -