Madaxweynaha Waqtiigsa dhamaaday ee Sida Sharci Darada ku fadhiyo Villa Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wado qorshu halis ku ah jirtaan Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle kaas ah inay boobaan kuraasta Golaha Shacabku ee Yaalo Magaalada Baladweyn,

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday ee Farmaajo iyo La-Taliyahiisa Xasaanadu Kaga Gabanayo kiisa Ikraam tahliil faarax ayaa Wado Qorsho Siyaasadeed oo kuraas boob ah kaaso aay ka Abuuryaan Magaalada baladweyne,

Taaso ah inay kuraasta Beladweyne taalo waxeey doonaan ka Sameeystaan.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Siweyn Loogu yaqaano Qancinta iyo iskuwadku bulshada u Madaxada yahay””dhamaan reeraha Hir-shabeelle ayaa kaga Mideeysan inu jaan-gooya Maamulka Doorshooyinka Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Madaamo u yahay Madaxweyne Guudlaawe Nin aad u qadariyo Dhaqanka bulshada u Hogaamiyo reerkastan u ku tixigaliyo kuraasteedu ‘

Hayeeshee Maamulka Waqtigiisa dhamaaday ayaa doonay inay Musharaxiinta aysan rabin Garoomada ka Celiyaan kalina kuwa aay rabaan ka Soo saartan Baladweyne Aygoo an Rabin Qofkasto degaanka Hir-shabeelle iyo dadkiisaba Mataalad ahaan aay ku qanci karaan,

Dhaqanku beelaha leh kuraasta ayaa ee Hir-shabeelle yaalo ayaa Dhankooda Garab iyo gashaan u ah Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Si boobka Villada dhacaday loogu hortago,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here