Madaxweynahii Xilka ka dhamaaday 8 bil ka hor Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dhaxda ka galay go doon Siyaasadeed uusan waligii ka kaban karin iyadoo  uu yahay mid uu gacantiisa ku sameystay

Farmaajo oo  dhowr arin oo halis ah uu horay u sameeyey ka bad baaday si awoodeed waxaase hada u muuqataa midaan in ay tahay mid halis galin karta mustaqbalkiisa Siyaasada

Farmaajo ayaa horay Safarka uga joojiyey madaxweyna yaaahii hore taa oo horay uga dhici Soomaliya

Sidoo kale waxuu weeraray Madaxweynayaaahii hore  iyo Ra iisal wasarahii 3 sano iyo Barka la soo shaqeynaayey arimaa dhan waa uu ka bad baaday

Farmaajo ayaa hada Monday  in uu dhiiqo lugaha la galay  madaama eedeysana yaal ku eedeysan Dilka Ikraan Tahliil Dhabarka Danbe marsaday isagoona hor istaagay in Cadaalada shaqeyso

Hadda ayaa u muuqata Farmaajo lagu soo  rogay Cuna qabateen dhanka Dhaqaalaha Amniga iyi Warfaafinta iyadoona dhamaan howlahaasi la wareegay Ra isal waaaraha Xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble

Hadaba  halista weyn ee heysto Farmaajo ayaa ah mid mustaqab Siyaasadeedkii   ugu xumaq ka  dhexlay oo waligii ka soo  kaban doonin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here