Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Deni oo soo garay Nairobi

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in goor dhaw uu soo gaaro  Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib Safar deg deg ah uu goor dhawayd Muqdisho uga soo baxay.

Warar kala duwan ayaa waxaa ay kasoo baxayaan safarka Madaxweynaha puntland ee Nairobi, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in uu halkaasi kula kulmi doono Madaxa Arrimaha Sirdoonka u qaabilsan Imaaraadka Carabta ee Geeska Afrika Xuseen Darwiish Al Shamsi, kaas oo degan hotelka Foru Points, oo ku dhexyaala garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta.

sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in uu loolan adag u galayo sidii sameyn muuqata uu ugu yeelan lahaa doorashooyinka Soomaaliya,waxaana jira kulamo uu Muqdisho, Dhuusamareeb iyo Baydhabo uu uga qeyb galay oo looga hadlayay Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here