Madaxweynaha Dowlada Galmudug mudane Axmed Abdi kaariye ayaa Galabta soo gaaray caasimada Galmudug ee dhuusomareb.

Madaxweynaha waxaa soo dhaweyay Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid Xildhibaano ka tirsan Barlamanka DFS, Labada Gole ee dowlada Galmudug maamulka caasimada iyo masuulin kale.

madaxweyne Qoor Qoor aya Maalmihii lasoo Dhaafay Ku sugnaa Muqdisho oo uu uga Qaybgalay Shirkii Golaha Wadatashi Qaran.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here