.

 

 

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada Jubaland  Axmed Maxamed Islaam,uu  kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi xaashi.

Madaxweynahu wuxuu tan iyo markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waday dadaal la xiriira arimaha Doorashada, isagoo kulamo la qaatay dhinacyada ay qusayso taas oo gogol xaar u ah shirka dhawaan ka dhici doona Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa kulamo ka wada magaalada Muqdisho, isagoona kulamo la qaadanayo xubnaha beesha caalamka iyo xubnaha mucaaradka

 

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here