Madaxweynaha Galmudug Ahmed Qoor Qoor Kenyq ka Doonay R aiisal wasaraha la.magacaabi Rabo Tol waa kuma

0

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Qoor Qoor Sababta uu magaalada Nairobi u aadey halka habeen waxay tahay in Abdikariin Hussain Guuleed laga dhigo Ra,iisul wasaaraha somaliya waxaana Taasi la og fahad yaasiin ,

Ahmed Qoor Qoor Saacadihii magaalada baydhabo joogey madaxweynaha koofur Galbeed somaliya iyo madaxweynaha hirshabeelle ayuu u sheegey iney ogolaadaan hal Sano oo mudo kordhin farsamo oo Doorashada somaliya lagu Qabanaayo Ra,iisul wasaarana lagu Soo magacaabaayo ,

Shaqalada labo koox ayaa loo kala Qeybsadey madaxweyneyaasha Galmudug hirshabeelle koofur Galbeed iyo fahad yaasiin waxay Abdikariin Guuleed geynaayaan Ra,iisul wasaare waxayna intooda kawada Shaqeynaayaan mudo kordhin loogu magacdarey Mudo kordhinta Farsamada Doorashada somaliya,

Madaxweyne farmaajo isagana waxaa loo Direy madaxweynaha Puntland iyo jubbaland inuu kasoo dhaadhiciyo mudo kordhinta farsamada ah,

Gudoonka Baarlamaanka somaliya iyo madaxda Xisbiyada Dalka wax shaqo ah kuma lahan Farsamada mudo kordhinta ee Socota

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here