Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi sare ayaa galabtay gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Wafdiga madaxweynaha ayaa ka kooban xildhibaannada labada aqal ee BFS lagana soo doorto Galmudug, mudanayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato iyo siyaasiyiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Ujeedka safarka madaxweynaha iyo wafidigiisa ayaa ah dhammeystirka dadaallo muddooyinkii dambe uu waday hoggaanka sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug ee ku aaddanaa ballaarinta iyo dib u casriyeynta Dekadda Hobyo.
May be an image of 7 people and aircraftMay be an image of 8 people, aircraft and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 7 people and aircraft
Previous articleC/raxmaan Baadiyoow oo loo magacabay la taliyaha Madaxweynaha ee armaha dib u heshiisiinta
Next articleYuhuuda maxaa ka raacay howlgal ay rabeen inay Maxabiis ku soo furtaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here