HomeWarkiiMadaxweynaha Galmudug oo ka dalbanaya Jabuuti inay ku garab siiyaan Dagaalka Alshabaab

Madaxweynaha Galmudug oo ka dalbanaya Jabuuti inay ku garab siiyaan Dagaalka Alshabaab

May be an image of 3 people, aircraft and textDJABUTI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay gaaray Dalka Jabbuuti halkaasoo si weyn loogu dhaweeyay wafdiga Qoor Qoor.

Wararka ayaa tilmaamaya in Qoor-Qoor uu casuumaad rasmi ah  ka helay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo lagu wado inay maanta ku kulmaan si ay uga wada hadlaan xaalada dalka guud ahaan gar ahaan xaalada deegaanada Galmudug.

Wasiirrrada Arrimaha Dibedda iyo Gudaha dalka Jabuuti iyo masuuliyiin ay xildhibaano ku jireen ayaa soo dhaweeyay Madaxweyne Qoor-Qoor,  sido kale uu Safiir Salaad Cali Jeelle ayaa isna qeyb ka ahaa soo dhaweynta.

Madaxweyne Qoor-Qooor waxaa  lagu wadaa inuu hor dhigo Madaxweynaha Jabuuti codsi ah inay ka kaalmeeyaan la dagaalaka koxada Alshabaab xili ciidamo Jabuuti ah oo aan badneyn ay hada ku sugan yihiin kana howlgalaan caasimada maamulka Galmudug ee Dhuusa-mareeb.

Dalabka Qoor Qoor ayaa u muuqda inuu gulfyo dagaal ku qaadi rabo alshabaab si uu uga xoreeyo meelaha ay Alshabaab ka heystaan deegaanada Maamulka Galmudug.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

May be an image of 5 people, dais and text

May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 3 people, aircraft and textMay be an image of 7 people and dais

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -