Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo goordhawayd gaaray Magaalada Gaalkacyo

0

 

Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in Goor dhawayd halkaas uu gaaray Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie QoorQoor.

Wafdiga Qoor Qoor ayaa halkaas Waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay dadwayne iyo masuuliyiin dowlada ka tirsan, oo uu ka mid ahaa wasiirka Amniga galmudug Fiqi.

sidoo kale QoorQoor ayaa ku wajahan Dugsiga Ciidamada ee Indha-qaris oo uu tababar ugu soo xiri doono Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here