HomeWarkiiMadaxweynaha Hirshabelle oo wariyayaasha soo tusay qeyb ka mida waxqabadkiisa+SAWIRRO

Madaxweynaha Hirshabelle oo wariyayaasha soo tusay qeyb ka mida waxqabadkiisa+SAWIRRO

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi, Xildhibaano, Senetaro ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Wasiirada iyo Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa kormeeray dhismayaasha xarumaha Dowladda ee gabogabada ku dhow.
Masuuliyiintan u timid ka qeybgalka munaasabadda 5-ta Oktoobar ee aas-aaska Dowladda Hirshabeelle ayaa dhaayaha saaray sida ay wax uga socdaan Hirshabeelle.
Xarumaha Dowladda ee laga hirgelinayo caasimada Dowladda Hirshabeelle ee la kormeeray waxaa ka mid ah:-
1. Madaxtooyadda
2. ⁠Baarlamaanka
3. ⁠Wasaaradda Waxbarashada
4. ⁠Wasaaradda Maaliyadda
5. ⁠Isbitaalka Guud ee Gobalka
Madaxda ayaa ku ammaanay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle dadaalkiisa ku aadan hirgelinta xarumo casri ah.
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Mohamed Shurie NurMay be an image of 12 people and suitMay be an image of 8 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 12 peopleMay be an image of 13 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 3 people, tree and grassNo photo description available.May be an image of 9 peopleMay be an image of 9 people and suitMay be an image of 10 peopleMay be an image of 12 people and treeMay be an image of 15 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 11 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 11 peopleMay be an image of 14 people, suit and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -