Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xaadiray kulankii Golaha Wasiirada Maamulka Jubaland.

Kulankaan oo uu Madaxweyne Axmed Madoobe shir gudoominayay ayaa looga hadlay arimo dhowr ah oo quseeya maamulkaasi.

Advertisement

Shirka maanta ee Golaha wasiirada waxaa lagaga hadlay arrimaha Amniga ay jiraan dagaalo u dhexeeya Dowlada iyo Alshabaab inkastoo dhanka Junaland aan wali la iclaamin.

Sidoo kale waxaa shirka maanta looga hadlay wax ka qabashada kororka qiimaha maciishada iyo ansixinta xeerka maareynta dhulka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 4 people, newsroom and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 3 people and newsroomMay be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 1 person and newsroomMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person, beard and dais

Previous articleNayroobi oo lagu soo gabagabeeyay shirka hannaanka Barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya+Sawirro
Next articleShirka Golaha Wasiirada Puntland oo maanta looga hadlay Amniga+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here