Madaxweynaha Jubbland oo lagu Casuumay Shirka Maamul Goboleydyada iyo Dowlada Dhexe

0

Shir loogu tala galay in lagu xaliyo Qilaafka Dowlada iyo Dowlad Goboleydyada ayaa la Filaayaa in uu ka Dhaco magaalada Muqdisho kaa oo sida la sheegay Qaban qaabadiisa la wareegeen Beesha Caalamka Fulintiisa

Shirka ayaa waxaa ka qeyb Galayo Dhamaan Maamul Goboleyda dalka Soomaliya ka Jira iydoona hir galinta Shirkaa Madaxda Sare Dalka Isku Qilaafsan Yihiin

Kulanka Maxda sare ee Dalka iyo Maamuil Goboleydyada ayaan kulmin muda Dhowrsano ah taana waxay keentay in Qilaaf xoogan ka Dhex Aloosamo

Hirgalinta Shirka ayaa looga goleeyahay sidii Dalka Soomaaliya uga Dhici laheyd Doorasho Xalaal ah oo loo wada shan yahay taana waxaa siweyn u Diidan Madaxweyne Farmaajo oo u arko isaga fikir ka Duwan kaas

Shirka Dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada. Ayaa waxaa Amniga Sugi Doona AMISOM iyo Ciidamo Maraykan ah.

Iyadoona Ahmed Madoobe ay keeni doonaan diyaarad ay lee yihiin Ciidamada cirka ee Maraykanka.

Ka qeyb Galka Ahmed  Madoobe ayaa Dhabar Jab waxay ku tahay Madaxweyne Farmaajo oo siweyn u Diidan taa

Goobta uu ka dhacayo ayaa ah Hoteelka Turkida Décalé Hotel ee Mogadishu.

Waqtiga la qabanaayo ayaa loo badinayaa 25 June kahor waxaa casuumadaas dhigi doono Madaxweynaha ama Raisal Wasaaraha

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here