Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.

Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.

Advertisement

Madaxweyne laftagareen ayaa halkaasi ka billaabaya kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka degmada iyo Sarakiisha Ciidamada.

Previous articleMuqdisho oo lagu soo gaba gabeeyay shir sanadeedka Golaha Sare ee Jaamicadda Boorka Mogadishu University Sawiro.
Next articleDFS oo heshiis cusub la gashay Shirkaddo ka kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here