Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xalay si gooni gooni ah u booqday madaxda HirShabelle & Puntland.

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xalay hoyga uu ka dagan yahay Muqdisho si gaar gaar ah ugula kulmay madaxda HirShabelle & Puntland.

Kulamada oo saacado badan qaatay ayaa waxaa intooda badan diirada lagu saaray xaaladda siyaaasadeed ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka 2020/21.

Sidoo kale hoggaamiyeyaasha maamullada Koonfur Galbeed, HirShabelle, Puntland iyo Jubbaland ayaa isla soo qaaday caqabadaha hortaagan shirka wada-tashiga Muqdisho.

sidoo kale Madaxda ayaa sidoo kale iska xog-wareystay xaaladaha ammaan ee dalka, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here