Waxaa lagu soo eedeyey oo kalia in uu kulug lahaa ku dhawaad Boqol qof oo Rayid ah Dilkooda Xeligii Kosovo uu dagaalka sokeeye uu ka socday Sanadkii 1989- 199. Kadibna waa uu iscasiley Alla: Kala fog kuweena iyo kuwaas.

Anaguna kuwii Nolo sheena baa bi, iyey walina siiwada Gumaadka iyo dhaca Dadka masaakiinta ah ayaan wali Qabiil ku difaaceynaa oo waliba la amaaneyaa.

Bal sii Akhri.

Madaxweynaha dalka Kosovo Hashim Thaci ayaa maanta is casilay, kaddib marki uu ogaaday in Maxamadda Danbiyada Dagaalka ee The Hague ay furtay dacwad isaga ka dhan ah oo ah inuu ku lug leeyahay danbiyo dagaal.

Shir jaraa’id oo uu Khamiista maanta ah ku qabtay caasimadda Kosovo ee Pristina ayuu Thaci ku sheegay, in iscasilaaddiisa ay lagama maarmaan dhowrista sharafta qarrannimada Kosovo, maadaama uusan makamadda kori karin isaga oo huwan xasaanadda madaxweynaha.

Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay in Thaci uu mas’uul ka yahaym dilka ku dhawaad 100 qof oo rayid ah inti lagu guda jiray dagaalki Kosovo ee sannadihi 1998-99. Hashim Thaci waa uu beeniyay dhammaan danbiyada lagu soo eedeeyay.

Guddoomiyaha baarlamaanka Kosovo, Vjosa Osmani, ayaa lagu wadaa in si kumeel gaar ah ay ula wareegto jagada madaxweynaha.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here