Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta sixiixay Xeerar Saddex ah.
1. Xeerka Hay’ada Waddooyinka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska.
2. Xeerka Sharciga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah oo ay soo gudbisay Wasaarada Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah.
3. Xeerka Ilaalinta iyo Maareeynta Deegaanka oo ay soo gudbisay Wasaarada Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada.
Golaha Wakiilada iyo Xukuumadda ayaa dhawaan meel mariyay xeerarkaan.
XIGASHO WARBAAHINTA JUBALAND
May be an image of 2 people, dais and the Oval OfficeMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and the Oval OfficeMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text
Previous articleMaxkamada Ciidamada oo xukuno kala duwan ku riday Rag iyo Dumar ku eedeysnaa la shaqeynta Al-shabaab+Sawirro
Next articleMadaxweyne Xasan iyo Wasiirka Gaashaandhiga Mareykanka oo ku shiraya Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here