Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdulcasiis Xasan Maxamed, ayaa gaarey magaalada Addis Ababa, ee dalka Itoobiya.

Waxaa la filayaa inuu halkaasi kula kulmo mas’uuliyiinta dalkani.

Dhowaan ayey saraakiil ciidan oo ka socota dowladda federaalka Itoobiya, waxey kulan kula qaateen magaalada Baydhabo Madaxweyne Cabdulcasiis Xasan.

Sidoo kale Labadda dhinac ayaa warka kasoo baxay kulankooda waxaa lagu sheegay in kulankoodii hore wuxuu la xiriiray iskaashiga la dagaalanka kooxda Alshabaab

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here