Madaxweynaha Mareykanka oo Weerar Afkaa ku Qaaday Dalka Soomaliya iyo Ilhaan Cumar

0

Donald Trump oo maanta u qudbaynayay fagaaro ay isugu soo baxeen taageerayaashiisa magaalada Tulsa Gobolka Oklahoma wuxuu yiri Ilhan Cumar oo aad u taageersan Joe Biden wadankeena ayay rabtaa inuu u ekaato dalkii ay ka timid ee Soomaaliya ee aan wax nidaam iyo sharci kala dambayn ah ka jirin sharciguna qof walba gacantiisu ugu jiro !

Hadalkaan ayaa noqonaayo mid hoos u dhigaayo Madaxwwyne Mareykan ah oo Carooda oo wax ka sheego Dal maanta ka Amaan Fiican dalka uu Madaxweynaha u yahay

Soomaliya ayaa Noqtay Masuul kastoo Siyaasada ku fashilma uu soo hadal qaado madaama jirin masuul ka Jawaabo Aflagaada loo ageysta Dalkiisa

Asbuuci hore ayey Aheyd in madaxweynaha Ruushka sidaan oo kale u Aflagadeeyey Soomaaliya

Soomaaliya oo hada u muuqata mid ka kabatay siday aheyd 20 sano hadana waa mid u muuqata mid la jaan qaadeysa Aduunnka intiisa kale

President Trump’s re-election rally in Tulsa, Oklohoma (20 June 2020)

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here