Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahiyay heshiiska Iskaashiga difaaca iyo horumarinta dhaqaalaha ee ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo ay maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen labada Gole ee Baaralamaanka dalka.

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA

Advertisement
Previous articleDEG DEG: Xildhibaanada Labada Aqal oo ansixiyay Heshiiska difaaca Badda Somalia
Next articleDAAWO: Muuse Biixi “Xasan Sheekh ama Turki heshiis hala galo ama Masar, nagama hor istaagi karo inaan fulino heshiiskii aan la galnay Itoobiya”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here