Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay:

1. Safar shaqo oo muhiim u ah danaha qaran ee Soomaaliya oo uu ku tagayo dalka Itoobiya.
2. Qorshaha dowladda ee dhammaystirka xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada iyo saamaynta taban ee ka dhalatay fatahaadihii Roobkii Elino ee ka da’ay deegaanada Jubaland.

Advertisement

 

Previous articleMadaxweyne Xasan oo qorshe gaar ah kala hadlay Axmed Madoobe
Next articleMaxaa looga hadlay Shirkii Wasiirada ee goor dhaw soo dhamaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here