Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Aqalka Sare maanta kaga qeyb-galay munaasabad lagu abaal marinayey guddiyada, sanatarrada iyo guddoomiyeyaasha guddi-hoosaadyada muujiyey howlkarnimada dheeraadka ah, inta lagu guda jiray kalfadhigii 3-aad.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa abaal marino guddoonsiiyay xildhibaanadaasi kuwaasoo  muujiyey shaqo wanaagg kalfadhiii hore madaama hada la guda galay kalfadhi cusub.

Advertisement

Madaweynaha wuxuu  ku ammaanay shaqada wanaagsan ee ay qabteen, isagoo tilmaamay in arrinkan uu tusaale u yahay Hay’adaha kale ee dowladda.

May be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 11 people and daisMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 12 people and daisMay be an image of 3 people, newsroom and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people and dais

Previous articleTrimtone – 100% Natural & Effective Fat Burner For Women
Next articleMaxkamada Ciidamada oo xukun ku riday eedeysane Alshabaab ka tirsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here