KUWEYT (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka  Kuweyt ee aan walaalaha nahay.

Madaxweynaha oo aan safarkisa la sii shaacin wararku madaxtooyada laga helaayo waxay sheegayaan inuu u aada Kuweyt arimo ku saabsan tacsi gudasho.

Madaxwene Xasan wuxuu la wadaagay Amiirka dalkaas  Sheekh Mishcal Al-Axmed Al-Sabaax dhambaalka tacsida shacabka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Amiirkii Kuweyt Sheekh Nawaf Al-Axmad Al-Sabaax.

Advertisement
Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweyn kadib ay is arkeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Amiirrada ayuu u muujiyay sida Soomaalidu ula qeybsaneyso murugada Geerida Amiirka ku timid.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and text

Previous articleMilatariga Somalia oo howgal ka sameeyay Gobolka Sh.hoose+SAWIRRO
Next articleXOG: Maxaa ka jira inuu heshiis dhex maray Burcad Badeeda Soomaalida iyo Xuutiiinta Yemen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here