Garowe (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Garowe wuxuu ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambs. Michael Nithavrianakis.
Kulankaan oo Sacidi Dani uu ku wehlinayay  Ku-xigeenkiisa  Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa looga hadlay khilaafka ka taagan doorashooyinka Puntland ee dhowr qal qal amni xili mucaaradku diidan yihiin habka uu wax ku wado Saciid Dani.
Sidoo kale waxaa looga hadlay guud ahaan xaalada Soomaaliya iyo arrimaha Puntland, gaar ahaan sida ugu haboon ee loo damin karo xiisada ka kacday habka doorashooyinka.
Safiirka UK ee Soomaaliya u fashiya iyo Madaxweynaha Puntland waxay sidoo kale ka wada xaajoodeen sidii loo sii dardargelin lahaa mashaariicda horumarineed ee UK ka fuliso Puntland.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 9 people, dais and hospitalMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 2 people and dais
Previous articleYaa la soo dagi kara hubka loo fasaxay Soomaaliya?
Next articleMaamulka Somaliland oo ka hor yimid cunuqabateyntii hubka ee laga qaaday Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here