Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa xilka ka xayuubiyey sarkaal sare oo ka tirsan dowladda ka dib markii uu ka hadlay arrimo ku saabsan dagaalka Ukraine .

Natalya Poklonskaya oo aheyd ku xigeenka madaxa hay’adda gargaarka ee Federaalka ah ayaa jagada laga qaaday ka dib markii dagaalka Ukraine ay ku tilmaantay masiibo.

Waxaa kale oo ay dhaliishay calaamada Z oo loo isticmaalay in lagu taageero howlgalka Ruushka ee Ukraine waxa loogu yeeray.

Gabadhan oo ku dhalatay dalka Ukraine ayaa mudo labo sano ah xeer ilaliye ka aheyd Crimea markii ay Ruushku qabsadeen2014kii

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here