Madaxweynaha Dowlada  Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u dhoofay Dalka Eriteriya.

Madaxweynaha iyo wafdi la socda ayaa la sheegay inay u baxeen arimo shaqo, lamana oga inta ah ku qaadan doonto.

Advertisement

Madaweyne Xasan waxaa lagu wadaa inuu la   kulmo Madaxweynaha dalka Eriteriya  Isaias Afwerki.

Labada Madaxweyne waxay u badan tahay inay  isla soo qaadaan arinta xad-gudubka Itoobiya ay sida sharci daradaa heshiis beenaadka ula gashay Maamulka Somaliland.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIIILE.COM

Previous articleMadaxweyne Xasan oo ugu Hambalyeeyay Saciid Danni Dib u doorashidiisa.
Next articleLafta-gareen iyo Qoor-Qoor oo u hambalyeeyay Madaxweyne Saciid Danni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here