Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Raysal Wasaare Xamza Cabdi Barre, Raysal wasaareyaal hore Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay salaadda Janaasada Allah ha u naxariistee Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo dhashay Madaxweynihi hore Xildhibaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Alle ha u naxariisto aaska hooyada Sheekh shariif dhashay ayaaa kulmisay  madax badan waxaan muuqata in dalka wali ay ku sugan yihiin masuuliyiinta xilalka kala duwan soo qabatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here