Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Somalinad

Madaxweynaha Jamhuuriyada federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxmed Farmaajo oo ka hadlaayay shirka salanadlaha ah Cadaalada Iyo Garsoorka ayaa sheegay tabashada walalaha Somaliand ay dhab tahay oo wax yeello dhan walb ah iney kasoo gaareen hanaanka mamul ee xiligaasi.

madaxweynah ayaa intaasi ku sii daray inaanu waxa ay tirsaneysa somaliand shaqsiyaad katabaneynin balse ay ka tabanayan mamul,isaga intaas ku sii daray taliski waaga talada dalka ganacanta ku yaahay in koon iyo waqooyiba ay kasinaayen dhibaatada ay ka dhaxlaan.

ugu dambeyntii madaxweynaha ayaa sheegay wadajirka Soomaaliya iney muhiiim u tahay dowladnimada qaranka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064