Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka bartiisa Twitter ku cadeeyay inay u gurmanayaan dadka liibiy, ka dib fatahaaddii ka dhacday Liiibiya oo sababtay dhimashada faraha badan.

“Alle ha u naxariisto walaalaheenna ku naf waayey musiibadii ka dhacday Liibiya. Waxaan caafimaad degdeg ah u rajaynayaa kuwa dhaawacmay,” ayuu Erdogan

Advertisement

Madaxweynaha Turkiga wuxuu sheegay in Turkiga uu saaka saddex duulimaad u diray Benghazi, kuwaas oo sidday 168 qof oo samatabbixiye ah, laba baabuur oo kuwa baadha, iyo laba doonyood oo samatabbixin ah.

Sidoo kale xusid mudan in dhimashada ay sii mareyso tirakoobkii ugu danbeeyay 2500 ruux halka 10  kun ruuxna lagu la’yahay nolol iyo geeri.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleWararkii ugu danbeeyay  Masiibada ku dhacday Dalka Liibiya.
Next articleMadaxweyne lafta-gareen oo Baydhabo ku qaabilay Wasiiro ka tirsan Dowlada Soomaaliya+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here