HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo cafis u fidiyay ciidamadii Jubaland ee xadka Kenya u...

Madaxweyne Xassan oo cafis u fidiyay ciidamadii Jubaland ee xadka Kenya u talaabay

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhawaan ka dhacay gobolka Gedo, ayaa faray ciidanka ka tallaabay xuduudda dalka aan dariska nahay ee Kenya inay dib ugu soo laabtaan deegannadoodii, isagoo xaqijiyay in cidna aan ciqaab la mari doonin, isla markaana loo ballan qaadayo badqabka iyo nabad gelyadooda.

Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sidoo kale faray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in ay gargaar caafimaad iyo taageero bani’aadannimo gaarsiiso dadka ay saameysay xaaladda ka taagan gobolka Gedo.May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -