Madaxweynahii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed laba jeer buu isaga daba noqday Magaalada Jowhar ee Caasimada KMG ah ee Hirshabele. isaga oo xooga saarayey inuu si uun u furfuro Siyaasadi lagu abuurayey Maamul ay wataan Fahad iyo Farmaajo.

Hadaba Safarkiisi hore wax kama bedelin hanaanki wax ku socdeen oo waxaa soo baxay 3 masuul oo markii horeba la saadaalinayey oo la watay. Sidoo kale Haatan oo uu safarkiisii labaad ka soo noqday maxaa u hirgalay. Mise xaalku waxuu ku dhamaan doonaa sidii loo sii Qorsheeyay. Oo waxuu soo noqday fara marnaan.

Si kastaba ha ahaatee waxaa jira dareen Shaki Abuuraya oo dhinaca kale ah. Taas oo ah in Madaxweyne Shariif lagula taliyey in uu arintan ka gaabsado. Marba hadii Xildhibaanada wax dooranaya ay yihiin kuwii Muqdisho lagu diyaariyey. Aysana Suurtagal u aheyn inuu wax weyn oo isbedel ah ku sameyn karo.

Mudane Shariif Sheekh Axmed kama helin taageeradii uu ka filayey ninka ay is Xulufeysiga leeyihiin oo ah Madaxweynahii hore Xasan Sheekh

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here