Madaxweynahii Hore Soomaaliya mudane Sheikh Shariif ayaa gaaray magaalada Johwar si uu uga hortago qalalasa Siyaasadeedka ay Dowlada Federaalka ka wado Hirshabewlw

Soo dhaweyne Madaxweynqhii hore ayaa wqxaa ka qeyb qaatay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan HirShabelle, maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa ku soo dhoweeyey garoonka Jowhar.

Warar laga helay Ila kala Duwan ayaa inoo sheegay inuu madaxweynihii hore ee Soomaaliya ka qeyb-geli doono dhismaha dowlad goboleedka HirShabelle, gdaar ahaan arrimaha doorashooyinka maamulkaas, lamana oga sida uu sameyn ugu yeelan karo.

Shariif ayaa sidoo kale kulamo kala duwan la qaadan doono madaxda HirShabelle ee ku sugan Jowhar iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Sheikh Shariif oo ka soo jeeda deegaankaas horayna Xilal uga soo qabtay halkaas ayaa hada dadaal u galayo sida loo bad baadin lahaa maamulkii Hirshabeelo

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here