Nairobi ayaa kulamo ay yeesheen isku raacay in go’aan mideesan ka qaataan magacaabista guddiyada doorashada ku matalayo iyo waxa ay ka yeelayaan guddiyada la saluugsan yahay ee dowlada soo magacawday.

Labadan maamul goboleed ayaa la sheegay in aysan raali ka aheyn sida Xukuumada Soomaaliya u maareeneyso doorashada, waxa ayna kasoo horjeedaan faragalin la sheegay in doorashada ku heyso Villa Soomaaliya.

Guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka ku matalaya inta badan dowlad Goboleedyada iyo dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lasoo magacaabay, waxaana hada u muuqataa in jadwalkii horey loogu heshiiyay aan la raacin uuna jiro dib u dhac.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here