
Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa caawa degay Hotelka Naasahablood 2 oo ku dhow Madaxtooyada Villa Somalia.
Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynayaasha ay Hotelka Naasahablood 2 ka abaabulayaan bannaan baxa jimcaha, waxaana Hotelka uu ku dhow yahay Taalada Daljirkq Dahsoon oo loo balansan yahay in jimcaha uu ka dhaco bannaan baxa.
Ciidamo fara badan oo ilaalo u ah labada Madaxweyne hore ayaa la wareegay ammaanka Hotelka iyo nawaaxigiisa. hotelka Naasahablood 2 waxaa ku dhow Bar koontarool oo Ciidanka Madaxtooyada ku leeyihiin agagaarka Taalada Xaawo Taako