Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Tababar usoo Xiray Ciidamo Booliis ah.
Ciidamadaan tababarka loo soo xiray ayaa ah Dufcadii 8-aad Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed,
Advertisement
Ciidamadaan gaarka ah waxa la sheegay in tababarka ku qaateen Magaalada Baydhabo in mudo ah ugu danbeyna hada uiu ugu soo dhamaaday tababarka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM