Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa haatan kulan deg deg ah isu’gu yeeray Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan labadiisa ku xigeen.

Madaxweyne Siciid Deni ma sheegin Arrinta uu kala hadli doono Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamanka

kala soco wixi ka soo baxa Kulankaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here