Madaxweyne Farmaajo wuxuu kala saftay Madaxweyne ismaaciil cumar geele, saaxiibkiisa cusub ee isias afwork waa Kii yiri waa in cunagabayeynt hubka laga qaado Eritrea

Waxaan ognahay in Dawlada Eritrea ay dhul xoog uga haysato dawlada Djibouti.
Djibouti arinkaas uu sameeyay Madaxweyne Farmaajo dhib umayna arag ilaa xad, iyadoo ilaalinaysa wax badan, oo ay ka mid tahay walaalnimada.

Maanta muxuu Madaxweyne Farmaajo ugu eedeeyay dawlada Djibouti inay Kala safatay Kenya, oo aan u maqlaynaa dhawaaqa dubaha uu miiska la dhacayo. 🔨

Jawaabta: Dawlada Djibouti waxay sheegtay oo kaliya waxa dhabta ah ee jira. Khilaafka jira inuu yahay mid labo jifo oo walaalo ah, kuwaas oo ku dagaalamaya Gobolka Gedo oo ka mid ah DG Jubbaland ee soomaaliya.

Marka ma maanta ayay noqotay Djibouti cadowgeena, markii runta ay sheegtay.

Doqonku marka hore kama fiirsado dadkiisane wuu dulleeyaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here