Madaxweyne Farmaajo oo ka meer meersanaayo in uu meel mariyo Mataalada Gobolka Banaadir ee 13 Sanatoor

0

Madaxweyne Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa laga doonayaa in uu meel mariyo sharciga ah in matalaad 13 Xildhibaan helaan Gobolka Banaadir ay ku Nool yihiin 4 Malyen oo Qof

Mataladaan ayaa Baarlamaanka Dowlada Federaalka Meel mariyey ka dib codsi uga yimid Madaxweynaha Dalka Soomaaliya

Sharciga matalaada Gobolka Banaadir ayaa meel marintiisa laga doonayaa in uu Saxiixa Madaxweynaha Dalka madaama uu lee yahay Ogolaasha ugu Danbeeyo

Farmaajo ayaa meer meeris ku haayo sharcigaas sida ay sheegeen Xildhibanadii u ololeynaayey meel marinta Sharcigaas

Ma.jirta saan saan muujineysa in uu Saxiixayo Madaxweynaha madaama ay jiraan Culeysyo Siyaasadeed kale

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here